War Deg Deg Ah mid kamid ah Munaasabadii Ugu balaarneed oo lagu taageerayo Sheekh Shariif oo hada kasocota Muqdisho

Sunday, September 9, 20120 comments

 
Waxaa Xiligan Munaasabad aad u balaaran oo lagu taageerayo Musharaxnimada Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed kasocotaa Hotel City Plaza ee Degmada Cabdi Casiis Gobolka Banaadir.

Munaasabada oo ah mid aad u balaaran laguna tilmaamayo tii ugu balaarneed ee Mudooyinkan ayaa waxaa ka qeyb galaya Xildhibaano tiro badan oo Madaxweynaha taageersan iyo Wasiiro Dowladii dhacday katirsanaa Masuuliyiin kale oo Dowlada katirsan.


Munaasabada ayaa hada bilow ah waxaan halkaasi laga soo jeedin Doonaa Khudbado kala gadisan oo lagu taageeri doono Musharexnimada Madxweyne Sheekh Shariif Sheekh AXmed.,waxaana la filayaa in madaxweynaha naftiisa halkaasi ka hadlo Khudbad xasaasi ahan ka jeediyo


Hotelka ay kasocoto Xaflada ayaa hada waxaa kusii qul qulaya Masuuliyiin katirsan Sheekh Shariif oo taageero u haya Madxweynaha iyo dadweyne kale oo tagaeersan Sheekh shriif Sheekh Axmed rajo weyna ka qaba in dib loo soo doorto.,


Waxii Warar ah ee kusoo kordha kala Soco Wararkayaga Dambe insha Allah.


Shabakada gubtanews
Muqdisho - Somalia
gubtanews@hotmail.com
www.gubtanews.com
 
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog