Ayadoo dhacdooyin aad looga naxo ay Ka dhacaan Degaanka Soomaalıda ee Itoobıya ayaa dhacdo aad Fool Xun Isla Markaana Ruux Maqla uu La Ilimaynayo Ay Ka Dhacday Deegaanadaasi.
Shacab aad u farabadan ayaa dhamaantooda wada ilmeeyay ayadoo sı weyn aay ugu xumaadeyn arintaan aadka looga naxo oo halkaası ka dhacday waxaana Si aan caadi ahayn u ilmeysay Fanaanadda caanka ah ee Nimco dareen oo halkaası safar kutagtay.
Xafiiska Newbanaadir
Muqdisho - Somalia
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com