Gabadhyahay Codsiyadada in la aqbalo hadii aad rabto Samee Sidaan..

Sunday, May 12, 20130 comments

newbanaadir

Waxaad ogaataa marka hore in ninkaada codsiyaadada uu kugu fulinayo si degan oo aan laheyn dood iyo is qab qabsi , mararka qaar ninku ma jeclo haweeneyda dalabaadka badan .

1- waa in dalabaadyadaada ahaan kuwo aan macquul ah oo ninkaada uu ka naxayo oo kedis ku noqonaya .

2- hadii dhanka shaqada uu dhib ka haysto waxa uu noqonaya mid wel welsan ee dib u dhigo dalabaadkaada oo ogaaw in uu bahaan yahay naxariistada iyo in aad is bar bartaagtid .

3- waa in aad doorataa waqtiga munaasibka ku ah in aad wax weydiisato.

4- ka digtoonaaw hab dhaqanka ka faa`ideysiga haddii ninkaada uu dareemo in aad ka faa`ideysaneyso fal celiskiisa dhankaada aad ayuu u yaraanayaa .

5- hakula doodin dalab caruurta hortoooda am qof kale .

6- waa in aad la socotaa miisaaniyada ninkaada oo aad eegataa in uu awoodi karo waxa aad weydiisaneyso.

7- In aad caruurta ka dhigan gaashaan oo halkii adiga wax ka daban laheyd in iyaga aad adeegsato oo ku hoos gambato

8- Waligaa habkaan ha sameyn ee ah in aad is xanaajiso ama ilin iska keento si uu dalabkaada u hesho , waana midda ugu daran ee ay ragga neceb yihiin.












Xasan Maxamed 
Xafiiska Newbanaadir 
Oslo - Norway 
xasanyare09@live.com 
Nagala Soo xariir emailka 
newbanaadir@hotmail.com 
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog