Gabaryahay Nin Kaad Guur San Laheed Kurac Sifooyin Kaan Soo Socda !!!

Sunday, November 11, 20120 comments

Hadaba gabar yahay ufiirso oo ha dag dagin waxana wanagsan in aad ka fiirsato kii aad guursan laheed lawadaagi laheed nolosha qiimaha iyo qayaha badan waxad ku raci lehed intaan ha noqdan hadii ad ka weyso wax aad isku shegeysan maba jiran gayankaga sugo .
-->

1: waa in uu yahay nin diin leh.

2:waa in ay ka muqataa diinta islaamka.

3:waa in uu aqlaaq leyahay(edeb leh )

4: waa in uu naxariis badan yahay.

5:waa in wanaga ku horseedikaro.

6: waa in uu noloshada kafala qadi karo.

7:waa in uu war badneen uu hadii uu hadlo wax wanagsan ku hadla hadii kale uu iska amusaa.

8: waa in uu wax ka maqalaa adigane wax aad ka maqshaaa ( waayo guriga baa sidas ku dhisan )

9: waa in uu yahay nin mar waliba qeerka u dag daga xumaantane ka dhowrsada

10: waa in uu ka fiirsada dadka uu la saxibayo uu guriga kensanayo hadii uu sxb xun yahay waa in uu waniya hadii uu didane uu iska jara .

11: nasabkiisa waa in ay ogataa ayadane mesha kama marna

halkaas ayaan ku soo gaba gabeynaa waxii qalad ah oo iga dhacay sheydan ayeey ka ahaadeen waxii aan wanajiyay allaah ayaa i waafujiyay.












--> 

Xafiiska Newbanaadir 
Muqdisho - Somalia 
Nagala Soo xariir emailka 
newbanaadir@hotmail.com 
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog