Dumarka oo inta badan lasheego ineey yihiin Nafleeyda ugu dareenka badan marka la bar bardhigo Ragga , ayaa hadana waxay ka wada simanyihiin Dookha marka la xulanayo Ragga iyagoo ku xushan Qodobadaan.
Xulashada maahan mida Guurka balse haasaawaha waqtiga lagu jiro ama kahor , waxay Haweenku jecelyihiin Rag leh tilmaamahaan iyadoona qiimeeyn gooni ah siiso.
Ragga iyagu kaftanka badan ee fur furan , run ahaantii qofka marka uu kaftamayo dhoola cadeynayo waa mid leh xiiseyn gooni ah , Ruuxa kaftanka badan maahan mid la dareemi karo hadalkiisa midka Beenta ah & Kan runta ah, Dumarkuna waxay aad ujecelyihiin ineey xushaan Ragga fur furan misana Dabeecada Wanaagsan leh.
Ragga Leh Sumcada , Sida Wiil caan ka ah deegaanka ay markaasi ku nooshahay haku fiicnaado , dhanka Cayaaraha , Aqoonta Maadiga ah, Fanka & Sugaanta, Aftahan sida Saxafiga oo kale IWM.
Qodobka ugu danbeeya waxa uu noqonayaa mid leh in wiiku leeyahay dhaqaalo ka muuqda welina ugu darsantahay qurux, waxayna inta badan dumarku jeclaadaan Raga hantida iyo Dhaqaalaha isku leh.
-->
Canab Xasan
Xafiiska Newbanaadir
New York - America
canabxasan09@hotmail.com
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com