Dumarka iyo Ragga Keebaa ku wanaagsan inuu Jaceylka hor Sheegto (Warmo Xiiso Leh)

Saturday, December 1, 20120 comments


Noloshu waa Jacey, Jaceylkuna waa Nolol, Nabsiguna waa Habaar, Aayaha noloshuna waa Wada jir iyo daadihin Jaceyl haduu Jaceylku mesha ka maqanyahay Noloshuna joogis malaha oo wax walbaa niyad uma heesid jaceylku waa wax ku jira Qalbi kasta oo bini aadam ah waa wax ku beeran ruux kasta oo nafi ku jirto qof walibana waqtigiisa ayuu sugtaa Majiro qof uusan jaceyl ku dhicin haba kala duwnaadee balse nasiib ayaa la is dheeryahay waloow midka calfadaa kaba sii fiicanyahay.
Qof walba si ayu jaceylkiisa ugudbistaa bal aan yara ka taabto tub yar oo kahadlaysa Siyaabaha aad jaceylkaaga u gudbisan karto, Jaceylku marka uu kugu dhaco waxaad noqoneysaa mid Kaligii iska mashqulsan waxad noqoneysaa mid bulshada ku jira kana baxsan Maqane jooge waxaa kaa maqan daawadaadii waxaa kuu cuntamaya kaliyah qofka kaa maqan eed jaceshahay.
Gabadha aad jeceshahay marba meel joog tasoon kala jeedo marba meel ayeey joogi kartaa aan kaso qaade daris bay kula tahay ama kula yahay maalin walba iyo mar walba waad aragtaa balse ma awoodid inaad Jaceylkaga usheegato waxa jiro dhanbaalo kala duwan ood ugu gudbisan karto jaceylkaga Wiilkaas/gabadhaas ado adeegsanaya qodobadaan Fariin Warqadeed, Tellfone, Ayadoo dunidu hormartay waxad wax ugu sheegan kartaa E-Mail ahaan. 

Tubta Mowduuca aan guda gadlee Abwaano badan ayaa Jaceylka ay soo mareen wax ka qora mar walbana Qoraalo kaso saara waxa jira Abwaan aanan hada magaciisa xasuusan ba yiri Ileen Dumar looma sheegto caashaqaagoo shisheey kaaga guuraan soo tii xalay roobkii la ii dhigay tasoo Cadayn u ah in haweenka aay ku fiican tahay iney Jaceylka ayaga kuu sheegtaan waliba ka wanaagsantahay markaad adiga usheegato.

gabadh walba marka aad Jaceylka usheegato ayaan kadib waxay kaa aadaysaa qof kale waxana xaqiiq ah gabadhu in aysan Doorbidin qofka jecel ey door bido qofka aanan jecleen marka aad u calaacasho ama xaqiiqdaada ugala hadasho waxay kasii qaadaa hinaaso iyadoo yasitaan mesha kenta .

Raggu waxay u badanyihiin kuwa marka ay jeclaadaan gabadha dhulka isku dhiga iyaguna waxaa dabeecad u ah kana simanyihiin ruuxii isku jilcaya iney kor uga tilaabsadan waana iga talee walaal Adigoo kuwada jira Howlahaaga ilaasho Sharaftaada oo dhulka ha isku dhigiN Haweenka kumaba sii Jiraan Kuweena jooga Dhulalka Qurbaha.












Xasan Maxamed 
Xafiiska Newbanaadir 
Oslo - Norway 
xasanyare09@live.com 
Nagala Soo xariir emailka 
newbanaadir@hotmail.com 
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog