Fanaanda wayn Rihanna ayaa gurigeeda waxaa soo weerary booliis kidib markii ay u yeereen Ilaalada gurigeeda fanaanadaa xili aay ku guda jirtay damaashaad maalinta chirstams dayga oo si wayn diyaar garow xoogaan ugu jirto .
Rihanna ayaa maalintii shalay casuumaad u fidisay saxibadeed laakiin dhinac kale waxaa jiray in nin ka mid ahaa ilaaladeeda uu isku dayay in uu guriga ay deaganeed oo ahaa mid aan gudahiisa loo ogolayn ilaalada uu isku dayo in uu u galo xiligaa oo la sheegay in ay kali ku ahayd fanaanada oo ku

dabaalanaysay meel dabaasha loogu talagalay oo gudaha ku tiilay.
Ilaaladii kala hoos ka wacay Booliiska laaakiin sida warka ku heshay TMZ ninkii ilaalada ka midka ahaa ayaa baxsaday waxana gurigii Rihanna isku wareejiyay booliis kuwaas oo lugu w argaliyay in nin tuug ah u soo dhacay guriga Fanaanada lakaiin marki booliiska goobtaa soo gaareen ayay su,aalo waydiiyeen Fanaanada iyo ilaaladii booliiska u yeeray .
Rihanna ayaa la yaab ku noqtay wax ayna sheegtay in aysan ka war hayn arimahaa laakiin ay kaalmayn doonto booliiska hadii uu jiro ninkaa hayeeshee dad goob joogayaal ah aaya xaqiijiyay sida The Sun soo daabacay in uu ninka ahaa mid ka mid ah ilaalada Fanaanada kaa oo damacsanaana in uu waxyeeleeyo fanaanada o xiligaa ku jirta dabaal deg.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com