Rihanna oo soo bandhigtay sawir ay dhunkaneeyso Chris Brown sheegtayna inay deyn karin

Sunday, December 2, 20120 comments

newbanaadir.com - Fanaanada Rihanna ayaa shaacisay inay si rasmi ah ugu soo laabatay xeriirka jaceylka ee heesaaga Chris brown , waxeyna Rihanna ku shaacisay bogeeda twitterka inay ka tagi karin marna oo ay iska dhaafi karin Chris oo ay dayn kari wayday. 

Rihanna ayaa soo qortay inay dushiisa taagantahay iyadoo shaacisay sawir ay ka dhunkaneeso madaxa Chris Brown oo ay ku duq qortay waliba inay gacaliyaheeda deyn karin ayna dhinac joogto marwalba. 


Rihanna ayaa hore Oprah wareysi iyadoo siinaysa u barooratay Chris Brown jaceylkiisa iyadoo sheegtay inuu qaladka laheyn isagu goortii uu garaacay iyada 3 sano kahor. 

Waxaa Rihanna iyo Chris ay isa siiyeen hadiiyado qaali ah sida saacado ay is weydaarsadeen ayagoo ka wada heesay margaalada Frankfurt ee dalka Germany. 













Xasan Maxamed
Xafiiska Newbanaadir
Oslo - Norway
xasanyare09@live.com
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog