Gabdhaha isticmaala facebook oo qarka usaaaran in ay qaadaan stress

Thursday, January 17, 20130 comments

Facebook ayaa noqday balwad wada saameesa dhamaan bulshada caalamka, haba ugu badnaadeen dhilinta da'da yar, warbixin ay soo saartay The Time of India ayaa lagu sheegay in gabdhaha iyo wiilasha adeegsada facebook ay gabdhaha halis u yihiin in ay qaadaan stress, warbixinta ayaa xustay in gabdhaha stresska qaada ay yihiin kuwa markasta update gareeya status kooda, ama maalinkasta soo qora hadal kuna qora wall kooda, gabdhahaan ayaa la sheegay hadii aysan helin warbixin ay soo qoraan maalinkaas in ay dareemaancaajis ( boring).

Sidoo kale warbixin iyadane lagu qorayay jariidad laga leeyahay dalka Japan ayaa sheektay in gabdhaha status kooda aan laga bixin comment ay ka murugo badan yihiin gabdhaha kale, inbadan oo ka tirsan gabdhaha Asia ayaa ku qaada stres kadib markii hadalka ay soo qoraan laga bixin waayo comment.

Dalka Australia gabdha isticmaala facebook 69% waa kuwa update

gareeya hadalada ay soo qoraan status ka, iyaga oo sheegay in aysan iska xakameen karin in maalinkasta ay hadal qoraan.

Warbixintaan ayaa muujineeso in gabdhaha si sahal ah ku qaadaan stress ka marka loo fiirsho, taas oo ku ah halis dhanka caafimaadka ama marka dambe keenta jiro nafsaani ah.



W/Q : Daalac Daahir Shoot











_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog