![]() |
Atariishada reer Mareykan ee Sofia Vergara ayaa ka maseyrsiiyay khadiibkeeda maal qabeenka ah ee Nick Loeb, waxaana labada ruux dhaxmaray dood kulul.
Dooda ayaa ka dhacday goob sawiro looga qaadayay Sofia, kadib markii sawirada ay soo galeen kuwa dhunkasho ah, midaas ayuuna ka maseyray Mr Nick Loeb.
Jariidada The New York Post ayaa sheegtay in marka hore Loeb dood caro leh uu la galay rag fadhiyay Miis ku dhawaa, iyadoo kadib arinta ay soo gashay Sofia oo qudheeda uu u kacsanaa.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
