Maalmo kahor waxaa dalka Maraykanka lagu soo bandhigay Riwaayad loogu Magac Daray ( QISO & QOSOL ) Taasoo run ahaantii ka turjumeysa dhaqamada Soomaalida kolkii aad daawatana qosol aan kala goys lahyn jaanta u rogeysid.
Riwaayadaan oo lagu soo bandhigay Barta internetka Maalin kahor ayaa noqoneysa mida ugu qosolka badan , Riwaayadani maahan mid sahal la igu ilaabi karo.
Hoos ka Daawo Riwaayada oo waqti kooban soconeyso taasoo ka hadlaysa , Qisooyinka Qoysaska Soomaalida iyo Ababintooda waqtiyada ay qurbaha Imaadaan & Oday Guurdoon ah.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
