Dharkii ay soo xiratay Michelle Obama malintii Caleema Saarkii Madaxwayne Obama oo noqday kan ugu qalisan Maraykanka [Sawiro]

Thursday, February 28, 20130 comments


Tan iyo wixii ka danbeeyay xiligii loo caleema saaray Madaxwaynaha Maraykanka Barack waxaa laga dareemayay Suuqyada Dalka Maraykanka sara kac ku yimid qiimaha la kala siisto libiska ay xirneed Xaaska Obama malinta Michelle Obama.
  
Darayska ay xirneed Michelle Obama ayaa noqday kan loogu iibsashada badan yahay oo yeeshay suuq waxana Shirkada soo saartay darayskaa la sheegay in ay faaiiday muda bil gudaheeda lacag garaysa $595000,000 sida daraasaad la sameeyay lugu ogaaday .

Shirkada soo saarta Dharka oo xarunteeda tahay Dalka Maraykanka ayaa sheegtay in sara kac ku yimid qiimaha la kala siisto dharka uu sabab u tahay kidib markii dalabya badan ay soo gaareen oo uga imaanaya dad kala duwan .

Michelle Obama ayaa satylkeeda noqday mid ay xitaa jeclaadaan Shirkadaha Xayaysiiyada inkastoo Michelle Obama ay ka mid ahan jirtay kuwa wax xayaysiiya ee Fashionaystaha ah waxana staylkeeda uu noqday mid Shirkada badan soo jiitay .










_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog