Dumarka sidoodaba waa murayad lees ku fiiriya hadii ay ka jabtane runtii waxa jabtay muryayadii qalbiga.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Doorka dumarka ay ku leyihiin dunida maxay tahay maxadse ka taqanaa.
Dumarka waan ku nacfinaa oo waxay no qabtaan,waxana fican in aan u abaal gudno aan siino ixtiraam iyo wanaag aad u wanagsan waxaad ogataan hadii aad dumarka aad u naxariisataan alaah waa idin naxariisaya.
Sida aan ogsonahay aniga ahaan teyda dumarka waa calool jilcan yihiin wana masaakiin ma jecli in xaquuqdooda lagu tunto ama lagu ciyaaro.
Raggow barta doorka ama kaalinta dumarka maanta la joogo.
Dumarkane waxan leyahay ayagane ha wanajiyaano raggadooda midaan heysan midka ay shukaansata ha qaadariso.
Dumarka Somaliyeed aad ayeey u wanagsan yihiin waxana u heynaa arimo badan uu soo diyaariyay webkan u adega arimaha nolosha ee tagan manta la joogo.
Raggow doorka dumarka iyo maanta waa sidee? aniga waxan dhihi lahaa waa wanagsan yihin dumarka wana sidii loo bahnaa.
hadaba aqristow talooyin ku sabsan arintaan inoo soo gudbi hadi ad heyso doorka dumarka maanta video ama dhageeysi hadaba.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com