Haweeney lagu furay 8 Qodob oo cajiib ah hadii aad aqrisana qosolku kaa dhamaanayo

Saturday, February 16, 20130 comments


Haweeneydaani ayaa lagu furay 8-Qodob oo ka yaabiyay dadka kunool Magaladda Muqdisho gaar ahaan inta ka ag-dhaweyd lamaanahaani Mucjisada ah kadib markii Haweeneydaasi ay ka talaabsatay Qodobadii lagu guursaday oo ahaa sida:-

Qosol badan oo laga mamnuucay
is carfinta oo laga mamnuucay
Asxaabta badan oo laga mamnuucay
Labiska oo laga mamnuucay
Cunitaanka badan oo laga mamnuucay
Guri hagaajinta badan oo haweeneydaasi laga mamnuucay
Isticmaalka Suulida badan oo laga mamnuucay
Booqashada ehelkeeda oo laga mamnuucay

Hishiiska arooska ayaa waxa uu kamid ahaa in Haweeneydaasi aysan jabin 8-Qodob Hayeeshe ninka ayaa la sheegaya in uu ahaa Ruux aan dhameystirneen Caqligiisa waxa uuna wanaag u arkay in Haweeneydaasi oo ah xaaskiisa inuu ku xiro ama la meel dhigo inaysan jabin 8-Qodob oo kor ku xusan.












_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog