Fanaanada reer Lubnaan ee caanka ah
Nancy Ajram ayaa noqotay Fanaanada sanadka Wadamada carabta kadib markii
barnaamij Arab Idol, oo cod loogu qaaday Fanaanadaa oo ah fanaanad aad bariga
dhexe looga jacayl yahay .
Nancy ayaa noqotay Fanaanada sanadka
waxaana ay ka mid noqtay Fanaaniinta taageerayaasha badan ku leh wadamada
Carabta hayeshee barnaamijkaa oo dad badan ka soo qaybgaleen ayaa Fanaanad
waxay cod buuxda ku heshay Fanaanada sanadka waxana la gudoonsiiyay abaal
marino ay mutaystay .
Al Safir newspaper ayaa asbuucaan
gudahiisa Waraysi uu ka qaaday waxay ku sheegtay in ay aad u jeceshay in ay
heer ka gaarto Fanka hayeeshee aysan wax muhiimad ah siin in ay noqoto qof caan
ah oo kaliya balsa ay jeceshay in ay sumacadeeda dadkeeda iyo Dalkeeda la
wadaagaan .
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
