Wiil Beenlow ah oo Lagu Fashilay Telfon been ah uu ku hadlayay (Daawo Video Qosol BADAN)

Wednesday, February 20, 20130 comments



Video qosol badan ayaa laga duubay wiil yar oo Beenaale ah kaasi oo jilayay sida qof telfon ku hadlaya waxaana dhacdadaasi qabsatay ay noqotay midii ugu qosol badneed.

Dad badan ayuu digniin u yahay Video-gan Qosolka badan maadaama ay jiraan dad qaabkan oo kale sameeya oo Telfon been ah dhagta saarta si ay u muujiyaan in ay ku hadlayaan Telfonka.















_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog