Gabar aad u da’a yar oo dhalatay wadanka aynu walaalaha nahay ee Turkiga ayaa ka oohisay dad badan oo daawanayay.
Gabadhaan ayaa ka qiiraysiisay dadkii daawanayay oo dhan ka dib markii ay qaaday hees cajiib ah oo ku saabsan hooyada. Gabdhaan ayaa heesta ku hal qabsanaysay hooydadeed oo wadan kale oo keeda ahayn ka aaday dadkuna wa la ulmiyeen. Muuqaalkaan ayaa muujinayaa gabdhaan oo hooyadeed meesha oogu iimaanayso.
Muuqaalkaan ayaa ku tusinaya in hooyada la’aanteed dunida mugdi tahay.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com