Dumarka yurub oo si xun loo weeraray kadib markii ay hees ay qaday fanaanada codka macaan ee qaali ladan ayaa dumarka canaan hawada u so marisay , dumarka qaar oo aad uga carooday heestan sababtu maxay tahay.
Dumar badan oo la soo xariiray war baahinta caalamiga ah ee gubtanews.com ayeey waxay ushegeen in heestan ay ku luqeeysay fanaanada ay ka careeysiisay sigal maadar badan bal daawo muqaalka iyo micnaha fanaanada.
Dumarka ku dhaqan qaarada yurub ayaa lagu shegay sidii dig taatooriyada carbeed balse markii qeeylo yar ka dhax dhalato guriga ayaa ninka waxaa loogu booteeya in uu dagayo hadii kal mad uu soo celiyo habeenkasne uu banaanka sexanayo.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com