Fanaanada
codka dahabiga ah leh xaawo kiin ayaa waxay soo saartay goor dhaw hees cusub oo
ay ugu talagashay magaalada caasimada ah ee muqdisho xaruunta dalka soomaaliya.
Heestaan
ayaa waxay jawaab cad u tahay heestii dhawaan ay caay aanan qar soneen ay ugu
gesteen magaalada muqdisho ikraan caraale iyo qaboojiye hestaas ayaa bulshada
ku dhaqan muqdisho ku beertay buuq iyo kala aragti duganaan ay ku mujiyeen sida
ay ugu xumadeen heesta muqdisho lagu caayay.
Sida
lawada garanaayo muqdisho waa caasimada dhalada dalka soomaaliya laga daawado
caay iyo xumaan marnaba mamudna in loo geesto taasi oo ay ceeb iyo fadeexad ku
ah ikraan caraale iyo qaboojiye oo u bareeray muqdisho in ay aflagaado u
gestaan.
Shalay
ayey aheed marka uu hees cusub u qaaday fanaanka qarnaka soomaaliyed king
khaalid hees taas ayaa waxay aheed hees macan dhagaha bulsho weynta
soomaaliyeed ay ku raxeesteen aadna ula dhaceen.
Fanaanada
codka dahabiga ah leh xaawo kiin ayaa ayadana waxay soo saartay hees macaan oo
cusub oo ay ugu talagashay magaalada caasimaga ah ee muqdisho heestaan ayaa
waxay tahay hees qiiro wadani ah ka muuqato marka aad dhageesatana waxaa ku
galaaya sharafta iyo nabada ay muqdisho ka muuqanaaya oo ay hanatay.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com