Haweeneydaan ayaa Waxaa ay Barre Ka Aheyd Iskuul Wax Lagu Baro Caruurta Ka Yar Da,da 18 Sano Isla Markaana Ay Dhigtaan Wiilal iyo Gabadho ayaa Waxaa La Sheegay In ay Uur Si qarsoodi ah Ugu Qaaday wiil Ka Mid ahaa Caruurta ay Wax Bareysay.
Wiilka Haweeneydaan Uurka u Qaaday ayaa Waxaa la sheegay in uu Jiro Da,da 16 Sano Taa oo Ka Yar Da,da Qaan Garaka sida ay qabaan Dadka ana heysan diinta islaamnka Waxaana Haweeneydaan uu Xariir Jaceyl Dhax Maray Ayada iyo wiilka is Fahan Dheer Kadibna Ay Wada Sameyeen Isku Galmood ana Sharci Aheyn.
Lama shaacin Halka iyo qaabka ay isugu Tageen Waxaase La Sheegay In Haweeneydaan oo Da,ahaan Jirta 40 Sano ayadu Aheyd Mid Kali Noole ah Ama Garoob ah oo Kaligeed Guri Dagan Balse ay Caqli Yeysay Wiilkaan Yar.
Markii Laga War Helay In Haweeneydaan ay uur Leedahay ayaa Maamulka iskuulka Waxaa Galay Baritano La Xariirna Markii ay Ogaadeen In Ay Uurka u Qaaday wiilkii ay Wax Bareysay ay Shaqada ka ceyriyeen.
Maamulka Sare ee iskuulka ayaa Sheegay In Macalimada iskuulka u keeneen In ay wax Barto Caruurta Balse Tani ay Ku Kacday Fal Ka Baxsan Shaqadii iskuulka loo keenay Halka ayada ay ku doodeyso in Ay Xaq u leedahay cid ay Jeclaato in ay La Noolaan Karto ayada wiilka ay isfahan Dhanka Nolosha ah Sameysteen.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com