Inkastoo haweenka ay ku xariifsan yihiin sameynta mar marsiyada si ay uga cararaan sameynta ciyaarta sariirta marka aysan jirin baahi buuxda oo ay u qabaan sameynta balse haatan ayaa la tilmaamayaa in ragana ku wanaagsan yihiin sameeynta mar marsiyo si ciyaarta uga cararaan.
Baaritaan la sameeyay ayaa sheegaya in mar marsiyada ugu weyn ee ay ragga uga cararaan sameynta kulanka macaanka ee sariirta ay tahay daalka shaqada iyo in uusan jirin jawi munaasib ku ah sameeynta ciyaarta. ( Tusaale in shanqarta caruurta weli degin hadii caruur wax fahmayaan).
Baaritaanka ay sameeyeen qubarada arimaha qoyska gubtanews.com ayaa sheegaya in sidoo kale ragga ay kaga baxsadaan kulanka sariirta dhanka daawashada ciyaaraha kubada cagta oo marka ay dhameystaan ay tilmaamaan in ay dareemayaan madax xanuun ay ka qaadaan sawaxanka ciyaartaas.
Aqriste hadaad hayso mar marsiyo kale ee ay ragga uga baxsadaan ciyaarta sariirta fadlan aqristayaasha kale uga faa`ideey adiga oo reebaya Commnet hana ahaado mid ka baxsan aflagaado iyo buun buunin.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
