U Gaar Ah Dumarka:Tv-ga Caanka Ah K24 Oo Bilaabay Cashir Qaabka Galmada Saxan !! (Daawo Video)

Monday, March 25, 20130 comments


Hadaba Markii aad maqasho cashar waxaa kugu soo dhacaya wax kusaabsan cilmi maadi ama diino midkuu doono ha ahaadee balse waxaa idin heeyna muuqaalo kaayabin doona oo dhamana mushtamaca soomaaliyeed iyo waliba kuwa dalka kenya. 

Muuqaalkaani aan idiin heeno waa mid ka turjumaya arin aay tadbadani kayaabeen waloow malaayiin qofood oo haween ubadan aay uriyaaqeyn kuna tilmaameen dhiiragalinta dumarka qaarkood oo aan waxba la qeybsan karin raga xiliga aay nolosha wadaagayan.

Macalimad ahna wariye Ka Shaqeysa TV K24 oo Xaruntiisa ugu weyn kuyaala caasimada kenya ee nairobi ayaa waxaa uu horaanta sanadkaani bilaabaya baahinta Prrogram ka turjumaya qaabka iyo hababka ugu sahlan aay haweenka ula galmoon garaan ragag xiliga lagu gudajiro sariirta ciyaarta.

Xiliga sariirta ee dagaalka adag uu sucdo ayaa waxaa la sheegay in dumarka aaysan kaalintii loobaahnaa ka qadan barnaamijkaanina uu yahay mdi dumarka aay kaga faaideysan karaa in aay raga laqeybsadaan raaxada.iyo bashaalka,

Muuqaalak ayaa lagu sheegaya qaab ficil ahaan ah sida dumarka aay kaalin tooda uga qadan karaa ayagoo raga ka dul maraya ama aay buuxineyso booskii ninka uu badanaa joogay madama habkaani uu yahay mid faido badan uleh lamanaha isqaba oo markaasi nolosha qeybsanaya.

Qaabab fara badan oo aay si ficil ah usameynayaa dadka barnaamijak daadihinaya ayaa waxaa aay ku til maameen dadkii daawaday muuqaalkaasi in aay faido badan oo leeyahay loona bahan yahay in dumarka aan raaxada nolosha iyo qancita raga xiliyada sariirta dagaalka uu socdo.

















_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog