DAAWO Geel si Toos ah u dhalaayo waligaa ma aragtay maxaase kala socotaa Xanuunka ay dareemaan xoolaha

Wednesday, April 10, 20130 comments


Beni´aadanka ayaa inta badan arka Xoolaha nool iyaga oo Lugahooda ku socda balse ma oga dhibka ay Xoolo dhaqatada ka soo maraan Xanaanada Xoolahooda iyo u hagar bixida waqti kasta.

Xoolaha kuwa ugu wanaagsan ee la xanaaneeysto ayaa marka ay dhalayaan waxa ay dhanka Foosha ka maraan dhibaato baaxad weeyn iyo xanuun sababa in ay cabaadaan ama ooyaan Xoolaha.

Geela oo ah kan ugu daran ee dhanka Foosha xanuunsada waxaa dhacda mararka qaar in Fooshiisa ay qaadato Saacado aad u fara badan.

Geela marka uu Foolanayo waxaa muhiim ah in ay la joogaan ama ay kor kala socdaan dadka xanaaneeysta maadaama looga baahan yahay in cunuga dhalanaya ay si xoog ah kaga soo jiidaan hadii kale waxaa mararka qaar dhacda in uu geeriyoodo cunuga dhalanaya ama ay isla wada geeriyoodaan Neefkii dhali lahaa.














_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog