(DAAWO) Layaab Iyo Amakaag Wiilal Bilaabay Iney Is Cadeeyaan Iyo Gabdhihii Oo Qaati Ka Taagan

Sunday, April 28, 20130 comments


(DAAWO) Layaab Iyo Amakaag Wiilal Bilaabay Iney Is Cadeeyaan Iyo Gabdhihii Oo Qaati Ka Taagan


Waxaa baryahan dambe soo badanayay arimo badan oo ku cusub dadka soomaaliyeed hadaba marka waxaa timid arin aanba la filaneyn oo ah in ragu usoo dhar dhigteen isqurxintii gabdhaha iyagoo bilaabay iney marsadaa sheeyaal aan raga loogu talo galin.

Sida Aad ku arkidoontaan Sawirada hoos ka muuqda oo shabakada newbanaadir.com idiin soo diyaarisay in ragii ay bilaabeen iney iscadeeyaan amaba isku qurxiyaan sida gabdhiihii iyagoo marsanaya Haruud iyo waliba sheeyaal kale .


_______________________________

Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog