DAAWO SAWIRADA:-Subxanalah Gabdho Soomaaliyeed OO Sheegay Inay danta Ku Kaliftey Inay Jidhkooda ka Ganacsadaan

Tuesday, April 2, 20130 comments


Qaar kamida haweenka Soomaaliyeed ee qaxootiga ku ah dalka Yemen gaar ahaan degaanka Albasateen ayaa sheegay inay duruufo dhaqaale oo aad u darani ay soo wajahday kadib markii ay shaqooyin ka waayeen dalkaasi isla markaasna ay dantu baday inay jidhkooda ka ganacsadaan sida ay u xaqiijiyeen qaarkood wakaaladda wararka ee Reuters.

Inkastoo arinkani uu yahay mid fool xun kuna jirin diinteeda suuban ee islaamka hadana waxa ay haweenkani xuseen in dalka Yemen markii ay u soo haajirayeen ay is lahaayeen waxaad ka helaysaan shaqooyin isla mar ahaan taana waxaad dabari doontaan noloshiina, balse nasiib daro taas maysan dhicin waxay galeen xaal nooc kalaa taas oo ugu dambeyntii ku kaliftay ina ka ganacsadaan jidhkooda.

Hadaba sawiradani ayaa waxaa laga soo qaaday haweenkaasi iyagu sheegay in ka ganacsiga jidhkooda ay wax ka raadiyeen ama noloshooda ku dabarayaan.


Halkan Ka Daawo Sawiro













_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog