Ikaraan Caraale oo Hees aad U Macaan Soo Qaaday Si ay Taageero Ugu hesho Bulsha Weynta Soomaaliyeed, Lakin Maxaa Ka Raacay Bal Daawo Sida Disk Like Loo Dhahay.

Monday, April 8, 20130 comments


Fanaanada codka macaan ee Ikraan Maxamed Caraale ayaa soo saartay muuqaalka heesta "Dhayal" waxaana fanaanadu lasoo baxday qaab ka duwan kii lagu yiqiin. iyadoo hab labis laga daba dhacay kusoo bandhigtay muuqaalkaan.

Ikraan oo mudooyinkaan aan soo saarin wax heeso muuqaal ah, ayaa markaan waxey taageera yaasheeda tusiday iney weli shidantahay, iyadoo weliba hab ka duwan kii lagu qiyiin usoo labisatay. 

Heesta ay qaaday ikraan caraale ayaa markii la soo galshay Youtube waxaa dis like dhahay 90% taas ayaa ku tuseeso in ikraan caraale ay bulsha weynta soomaaliyeed ay naceen kadib markii ay qaaday hees lagu caayay magaalada muqdisho iyo Madaxweynaha Soomaaliy.
















_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog