In Ninkaada Ku Khiyaanayo Waxaad Kaga Ogaan Kartaa Inta Lagu Jiro Kulanka Macaanka Ee Sariirta.

Friday, April 19, 20130 comments


Baaritaano ayaa tilmaamaya in 6%0 ragga in ay khiyaanaan xaasaskooda , waxaana suura gal ah in khiyaanadaas lagu soo saaro habab kala duwan , waxaana baaritaan laga sameeyay dalka Brazil sheegayaa in lagu soo saari karo sidoo kale habka uu u sameeyo ciyaarta sariirta.

Waxa ayna daraasadda leedahay in haweeneyda dooneysa in ay soo saarto khiyaanada ninkeeda kaliya waxaa kula gudboon in aad sedex dhaq-dhaqaaq aad il gaar ah u yeelato marka ciyaarta lagu jiro , waxa ayna calaamadahaas kugu filan yihiin in aad soo saarto in ninkaada uu ku khiyaanayo .

1- Wuu Is Aruuriyaa : ragga khiyaanaya xaasaskooda waxa ay ku nool yihiin nolol laba waji ah , waxa uu ku qasbanaanayaa in uu sameeyo xiilado uu ku qariyo khiyaanada , ka dib sanado badan oo uu si fur furnaan iyo xamaasad ah la soo sameeynayay kulanka sariirta , waxa ay newbanaadir.com ku leedahay waxaad arkeysaa isaga oo is rogay oo xer xeran oo is aruuriyay tusaale waxa uu muujinayaa xishood marka ciyaarta la joogo si uu isaga dhigo in uu yahay nin akhlaaq wanaagsan leh , arimaahan waa mid uu haweeneyda uu ku luminayo .

2- Dantiisa Kaliya Ayuu Fiirsadaa : ragga khiyaana xaasaskooda waxa ay xoogga saaraan noloshooda iyo macaankooda in ka badan midda haweeneyda marka ciyaarta lagu jiro , yacnii in uu gaaro macaanka galigiis , waxa ayna tani haweeneyda ku ogaan kartaa in ay wax jiraan .

3- Dabiicadiisa Ayaa Is Badasha : In ninka durbo is badalaya dabeecad ahaan marka galmada lagu jiro taasi waxa ay muujineysaa in uu khiyaano sameynayo , tusaale haddii uu doonayo in hab aadan awoodin ugu sameeyso ciyaarta iyana il gaar ah u yeelo .







_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog