Nimanka Oo Ka Xishooda Wax Yaabaha Qaar Markii Ay Hor Taagantahay Qof Dumar Ahi

Monday, April 22, 20130 comments



Raga qaar ayaa ah kuwa af tahan ku ah wax yaabo badan hasa ahaatee raga ayaa ka siman wax yaabo badan markii ay hor joogaan qof dumar ah, waana xishood ay kawada simanyihiin kooda afka dheer iyo kooda afka gaaban, wax yaabaha ay ka xishoodaan waxaa ugu muhiisan:

1. Culees ama Xanuun markii uu hayo

aad bay uga xishoodan raga in ay ka hor qirtaan dhibaatada ama culeeska heesta wax qabadkooda iyaga oo u jila in aysan heesan wax dhibaato ah, hadii uu xanuunsanyahay ninka raga way ku adagtahay in uu durba qirto halka ay gabadha kala soo boodeeso xanuunkeeda

2. Oo hinta

ninka raga ah wuxuu arkaa oohinta oo lagu hor ooyo qof dumar horteeda mid aan kamid aheen ragnimada wuu is giijiyaa isaga oo qarsada oohintiisa wuxuuna ka xishoonayaa in la dhaho kaas waa nin oohin badan.

3. kaalmo waydiisasho

ragga qaar ayaa u arka arintaan wax ceeb wayn ku ah in nin rag ah uu waydiisto qof dumar ah kaalmo ama saacidaad waxayna u arkaan in ay isliideen ama sharaf dhac hadii uu arin ka rabo ninka raga ah qof dumar ah waxay ku qaadataa ka fikirkeeda waqti badan








_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog