Daawo, Dhacdo La Yaab Leh,Nin Xaaskiisa Ku Qabtay Facebook Iyado Qayaaneysa Kadib Markii……?

Monday, May 6, 20130 comments


Facebook Wa aalad isku xirta bulshada siweyne loo isticmaalo iyado dad weyne kala duwan oo ku kala nool caalamka .

Xiliyadan danbe ayaa waxa jira cabashoyin kaso yereeysay qoysas badan kuwasi oo sheegaya in ay qaati ka taaganyihiin aalada facebook iyago ka shakisan in uu bur buriyo xiriirka lamaanaha ka dhexeeysa.

Qoyskaska ka cabadanaya aalada facebooka waxa kamid ah qoysaska soomaaliyeed kuwooda ku nool qurbaha oo dhibaata aan dhamaad laheyn kala kulma isticmaalka facebook.

Hadaba nin u dhashay wadanka mareeykanka ayaa sheegay in uu xaaskiisa ku qabtay iyado la xiriireysa saaxiibkedi hore oo ay dib ugu kulmeen aalada facebooka iyado ugu shekeysay arimo badan ioo ay kamid yihiin in ninka qaba haatan aysan ku qanacsaneyn nolasheedane uusan kaafin karin balse ay ku raja weyntahay inay iska furta .

Ninka mareeykanka ah ayaa markii uu si dhab ah u ogaaday xaalada kuso wajahan ayu isku dayay inu ka hortaga isago adeegsaday in gabi ahaanba magaca ninkaas uu ka block gareeyay ciwaankeeda ,
  
Si kastaba ha ahaatee baaritaan la sameeyaya ayaa muujinaya in aalada xiriirka bulshada e facebooka uu si aad ah waqtiyadan danbe u kordhiyay bur burka qoysaska wada nola muda dheer iyo furiin deg deg ah .







_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog