Daawo Habro Lacag leh Oo Ka Qaraabta Wiilasha Yar-Yar Iyo Gabdhihii Oo Ka Careeysan Habrahaasi

Tuesday, May 14, 20130 comments



Daawo Habro Lacag leh Oo Ka Qaraabta Wiilasha Yar-Yar Iyo Gabdhihii Oo Ka Careeysan Habrahaasi

Habro u dhashay dalka Mareykanka ayaa dad badan ka yaabiyay kadib markii ay sheegeen inay ka qaraabtaan oo ay jecelyihiin wiilasha dhalinyarada ah.

Habrahaan ayaa qaarkood waxay yihiin 76 jir waxayna aad u jecelyihiin wiilasha 20-ka ku jira. Arinkaan ayaa waxaa aad uga carooday gabdhihii yaryaraa madaama ay dareemen ciriiri dhanka raga ah. habrahaan ayaa qaarkood waxay lacag ku bixiyaan shukaansiga wiilasha yar-yar. Dumarkaan ayaa sheegay inay isticmaalaan kiiniga laisku yareeyo calaashaan firfircoonida soo celiya.

Qoysaska dhalay wiilasha yaryar ayaa aad uga xanaaqay arinkaan ay ku kaceen wiilashoodu ee ah inay shukaansadaan habro aad uga da'a weyn.


















_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog