Daawo Muuqaal Qosol Badan, 2 Gabdhood Oo Ku Dagaalamaya 1 Nin
Aqristayaashayada qiimaha iyo qaayaha lahoow halkaan maanta waxaan idin kugu haynaa muuqaal shactiro miiran ah oo hadaad daawataan aad qosol la dhici doontaan.
Muuqaalkaan ayaa waxaa uu ku saabsanyahay labo gabdhood oo kala maseersan kuwaasoo ku diriraya hal nin. Gabdhahaan oo u dhashay dalka Shiinaha ayaa waxay wada jecelyihiin hal nin.
Gabdhahaan ayaa mid ka mid ah waxay u imaanaysaa saxiibkeed oo ay la fadhido gabar kale, horay ayayna furka ka tuuranaysaa iyadoo durba maseer la joogu weysay.
Qeybaha ugu qosolka badan muuqaalkaan ayaa waxaa ka mid ah markey iscaynayaan inay isku af lagaadeynayaan anoo ijecelyahay ee adiga sariirta inuu kugula seexdo kaliya ayuu rabay, mid ka mid ah ayaa oranaysa: ''naayaa inuu sariirta kugu qaabilo hal habeen ayuu kaa rabay, ninkaan anuu i jecelyahaye danayso"
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
