Fanaanadda Nasteexo Indho oo Soo Qaaday Hees Cusub oo Wadata Muuqaal Soo Jiidasho leh”Daawo+VEDIO

Tuesday, May 7, 20130 comments


Fanaanadda Nasteexo Indho oo Soo Qaaday Hees Cusub oo Wadata Muuqaal Soo Jiidasho leh”Daawo+VEDIO

Fanaanadda Da’dayar ee Nasteexo Indho Ayaa Soo Saartay Hees Cusub oo Wadata Erayo Macaan Laxan Si weyn Loo Waa fajiyay Erayada Heesta Ay wadato Iyo Muuqaal Soo Jiidasho Leh

Heesta Cusub oo Loogu Magacdaray ”XUJO JACEYL”Ayaa Waxaa Erayada Laga Hayaa Abwaan Maxamed Guun Laxanka Macaan Ee Heesta Waxaa Ku fara Yaraystay…. C/CASIIS ISKALAAJI..  Muusikada Dananaysa Waxaa Isna Ku Fara yaraystay Muusikiistaha Caan ka ah”’ C/wahaab Cantar Naaji” Farsamada Heesta Waxaa isna Waqti Siiyay Liibaan Jama    Waana Codkii Macanaa Fanaanadda Nasteexo Indho





_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog