Jaceylka Iyo Farxada Waa Labo Aanan Kala Maarmin War Bixin

Monday, May 6, 20130 comments



Nadaafada Iyo caafimaadka waa labo shay aad u qali ah oo aanan kala maarmin Hadaba jaceylka iyo farxada waa sidaas silamid ah waa labo aanan kala maarmin jaceylka hadii uu farxad laheen wax hor mar ah magaaro ama kuma tilaab sanaayo murugo iyo naxdin aanan laqayaasi kareyn ayaa soo food saara ruuxa waaya jaceylka farxada xan baarsan
Ruux u adgeesan kara majiro gaajada ama baahida dhinaca kale ruux u adkeesan karo ayaan jirin haraadka iyo oonka qofba waa sida ay u taqanee looma wada adkeesan karo jaceylkana waa lamid sidaas oo kale weyaan looma adkeesan karo hadii uu xumaado ama oo waayo ruuxa markaas jaceylka ladaal daal dhacaaya waa in uu helaa ruux gacan ku siyo ama garab is taaga
Hadii uu waayo wax tageero ah waxaa laga yabaa ruxaas in ay soo food saarto dhibaato badan oo dhinaca nolosha ruxaas oo aad u liidata ama ku keenta in uu qol gaar ah kaligiisa isku xera marka ugu dan beeyana ay ku noqoto xanun u gaar ah oo dawadiisa ay adag tahay sida loo hela ay qaada neyso muda dheer aanan la aqoon xiliga dhabta ah ee lahelaaya Dawadiisa Dhamaad











Xasan Maxamed 
Xafiiska Newbanaadir 
Oslo - Norway 
xasanyare09@live.com 
Nagala Soo xariir emailka 
newbanaadir@hotmail.com 
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog