Jaceylku malahan xuduud. shabakadaan waxey idin soo bandhigeysaa sawiro muujinaaya jaceylku inuusan laheyn xuduud.
Jaceylka ma yaqaan kana ina adeerkey ah ama isku wadan nahay ama soomali iku nahay, sida dhalinta soomaliyeed badi ay ku dhaleeceeyaan markey arkaan gabar soomaaliyeed oo jaceyl la wadaageysa ama guursata xitaa wiil ka soo jeeda aduunka kale ha ahaato yurub, asia iyo amerika.
Shabakadaan waxey ku leedahay ka waantooba wax yaabahaas iyo maseerka cilan dhalinyaro una daaya gabdhaha iney jeclaadaan qofkey doonaan, hadoba muslim yahay lakin hadow diin kale wato halaga waaniyo gabdhaha soomaaliyeed waa walaalihiine.
Waa shabakadaan oo u taagan marwalba wacyi galinta iyo kobcinta qooyska.
Halkaan Ka Daabo Sawiro muujinaya jinsiyado kala gidisan oo jaceyl ka dhaxeeyo.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com