Kulanka
Aroortii Lasameeyo Oo La Ogaaday In Ay Faa’ido Badan ku jirto(Warbixin Muhiim
Ah Aqri)
Qubarada
ku xeel dheer nolasha sariirta ayaa sheegaya in kulanka macaan ee labada
lamaane ugu fiican yahay xiliga aroortii, ayadoo ay tilmaameen in lamaanayaasha
galmo subaxeydka sameeya ay ka caafimaad badan yihiin dhigooda kale.
Waxaa
la tilmaamay in lamaanayaasha subixii noolasha sameeya in jir kooda uu gubo 300
oo tamar maadaama uu jir kooda uu firfir coon yahay.
Baaritaano
ayaa sheegay in hormone-ka jirka haweynka xilliga aroortii (ostarajijiin) in
jirka haweynka uu ka dhigayo mid ifiya halka ay timo qur xoona ay helayaan.
Qubarada
ayaa xusaya in kulanka aroornimo uu labo jibaar ka xaraarad badan yahay kan
xiliyada kale dhaca .
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com