Muqaal Kugu Beraayo Qiiro Iyo Dareen Xoogan Ayaa Wariye Fartuun Ka Soo Diyeerisay Guud Ahaan 16 Degmo Ee Magaalada Muqdisho Video

Saturday, May 4, 20130 comments



Barnaamij gaar ah oo ay ka soo diyaarisay Caasimada magaalada muqdisho Xaruunta dalka somaliya Wariye Fartuun Maxamed Xuseen oo ku magac dheer (Fartuun Milaano) ayaa waxuu yahay marnaamij dareen qiiro badan ku galinaayo sida quruxda badan ee muqdisho ugu soo laabaneeso bur burkii ku dhacay iyo goobaha muhiimka ah sida dhaqsida ah oo ay bilicdii quruxda badan ugu soo laabteen barnaamijkaan ayaa waxuu ahaa Barnaamij u gaar ahaa Tvga Royal oo Tv somali ah oo ku yaala xaruun tiisa magaalada london dalka ingiriiska halkaan hoose ka daawo 16 degmo oo ay ka kooban tahay magaalada muqdisho .

Qoraalka hadii aad dhaliil ama amaan mid aad u heeso waxaad igu soo hagaajin karesaa oo aad igala soo xiriiri karesaa ciwaanka ah .




xasanraawi@hotmail.com
W’Q:Xasan Wadani


______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog