Nin Qaab Waali ah U Cunay 22 Dabaqalooc (Daawo Video)

Tuesday, May 14, 20130 comments


Nin Qaab Waali ah U Cunay 22 Dabaqalooc (Daawo Video).

Ninkan U Dhashay Wadamada Carabta Mid ka mid ah oo aan la shaacin dhalasha ahaan ayaa waxa uu toos u cunay 22 Dabaqaroof ah oo uu si yaab leh u calaliyay ka dibna liqay.

Muuqaalkan ayaa laga duubay Ninkan Xili uu sheegay in uu yahay Nin Mucjisa ah waxaana uu ku fashilmay Muuqaalada Video xiliga laga duubayay oo la arkayay xili Dabaqaroofka uu Carabka ka cunay.








_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog