Ragga Indhaha Isku Qab Qabta Xiliga Galmada Socoto Oo La.....

Wednesday, May 8, 20130 comments

Haween badan ayaa ku jahwareersan sababta ay ragga indhaha isugu qabtaan marka weerarka galmada socoto , hadaba waxaad u ogaan doontaa sirtaas si dhab ah.

Qabiirada ku xeel xariirka lamanaayasha ayaa sheegaya in ay jiraan sababo rasmi ah oo ninka ku qasbaya in indhaha uu isku qabto, hadaba waxaa ka mid ah sababahaan.

*Ma dareemayo wax soo jiidasho oo uu ka helayo xiligaas lamaantiisa , waxa uuna ka fekarayaa naag kale oo ka raaxo macaan oo ka soo jiidasho wacan.

*Waxaa xiligaa ku soo dhaca haween kale ama xaaskiisa hore

*Waxaa uu dareemaa macaan la`aan lamaantiisa

Waxaa ragga lagu yaqaan in marka ay raaxeysanayaan in ay indhaha la raacaan xaaskooda xiliga galmada socoto , balse marka uu indhaha isku qabto qubarada waxa ay leeyihiin waxa uu ka fekaraya meel kale gaar ahaan naag kale .

Hadaba si xal arinkaas aad ugu hesho gabaryaheey waxaan ku siineynaa taladaan soo socoto.

*U dhaweey indhahiisa nalka jiifka *si gaar ah ula soco xaaladiisa marka galmada bilbaato , marka uu indhaha isku qabtana su`aal toos ah weydii .

*Waxaad tiraahdaa maxaad indhaha isugu qabaneysaa , balse su`aasha ha ahaato mid hab kalgaceyl ku saleysan oo aad u weydiineyso , iskana ilaali in su`aasha si eedeyn ah u weydiiso Qubaro kale ayaa iyana aaminsan in indha isku qabashada ragga xiliga galmada socoto ay tahay mid si dabiici ah isaga dhacda gaar ahaan marka uu dareemo raaxo .

Tusaale ahaan qofka marka uu yimaado meel degan hawada furan tahay oo aad hesho meel aad ku santiicsato(Ku tiirsato)waa qasab in aad indhaha isku qabto ,sidaa ayay qubarada ku tilmaameen in ay tahay mid aan ku xirneyn in xiligaas naag kale fakarayo











_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog