Wiilkaan oo ah wiil aad u dhalinyaro ah ku nool magaalada Burca ee Somaliland ayaa lagu soo waramayaa in xili uu daawanayay filim sex kuna jiray hool siigeesasho ah ay gacantiisa kaga dhagtay xubinta taranka,
wiilkaan ayaa sheegay mar la geeyay hospital inta aysan gacantiisa kaga dhigin xubinta taranka ay dhoor mar hore uga dhagtay taas uu Allah ka baryay in uu ceebtiisa asturo, hasa ahaateee wiilkaan ayaa sii waday hooshaas foosha xun leh ilaa markii danbe dhacdadiisa laga wada dareemo magaalada Burca.
Wiilkaan ayaa sheegay in uu la qabsaday caadada siigada ah uuna sameen jiray maalinkasta, wiilkaan ayaa lagu soo waramayaaa in loo xiri karin wax dhar ah ilaa hada loo xiro go wayn taas oo lagu duuduubo.
Dhacdadaan ayaa ah mid ku cusub dhulka Somalia waana markii ugu horeesay ee la maqla qof isaga oo siigeesanaya ay gacantiisa kaga dhagto xubinta taranka.
Siigada ayaa ah wax aad u xun una daran dhalinyarada kana fog aqlaada diinteena suuban.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com