Daawo Video: Fanaan Da’yar Oo Gabdhaha Reer South AFrika Isku dilaan (Daawo Waa Kuma?)

Friday, October 11, 20130 comments

Inkastoo ay jiraan Fanaaniin badan oo dalka Koonfur Africa kasoo if baxaya iyagoo lasoo galay dar dar iyo heeso cusub.

Hadaba Dhankiisa fanaanka C/qaadir Ciiltire hal mar lawada jeclaaday heesahiisa iyadoo ay jiraan heeso cusub oo uu soo qaaday fanaankani isla markaana markii uu masraxa soo galo si weyn loo wada kaco xushmad loo haayo darteeda.

Taleex iyo Wajaaliyo, Sayidka Taaladiisii, Tayadaadu Inan yahay, Gabar Lagu Tilmaamaa, Iyo Erayo Kele oo Yaab leh Ayuu ku Luuqaynayaa.

Fanaanka oo si weyn usoo shaac baxay dhawaan isla markaana Markuu Masraxa Soo Koray Waxaa Goobta Buux Dhaafiyey Taageerayaashiisa Gaar Ahaan Habala.












_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog