SUBXAANALLAH Sadax wiil iyo Gabar Muqdisho ku sameeyay fadeexad aad u xun, iyo culimo amartay in hadii la arko la dilo( DAAWO VIDEO)

Sunday, October 27, 20130 comments

Qaar kamid ah dadka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa isbuucaan waxay aad uhadal hayeen ceeb iyo fadeexo ay sameeyeen dhalinyaro degganaa xaafad ka mid ah Muqdisho.

Labo wiil iyo gabar wada dhiganayey Jaamacad kutaalla Muqdisho ayaa waxay sameeyeen muuqaal ay iska duubeen iyagoo isku galmoonaya (dareen Jinsi ah) waxaana ceebtaasi ay ku faaftay mobilada dadka qaar ee deggan Muqdisho.


Culimo ka istaagtay masjid kuyaalla Buula-xuubey ayaa amray in hadii la arko dhalinyaradii sameeyey falkaasi anshaxa xumada ah lasoo qabto ama lagu dilo meeshii lagu arkaba maadama ay culimadu sheegeen inay diinta islamka ku xad gudbeen.

“In la iska duubo film sexual ah (isku galmood jinsiyo kala duwan,wiil iyo gabar) ayaa ahayn mid dhaqan iyo diiniyanba lagu aqoon Somalida hadana waxay marayaan in sexy Somalida qaar ay soo jilaan ayuu yiri shiikh ka hadlay masjidka ku yaalla buula xuubeey”.











_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog