Lama arag Iyo Lama Maqal ayeey Noqotay Kadib Fanaanka Cayduruus Halyeey uu Xaflad Ka Qaaday Hees uu Lee yahay Fanaan Weyn oo Qaran Isla Markaana Marti Ku ah Isla Xafladaasi.
Ceeb Kuma ah Qaadista Heesaha Koobiga ah Fanaaniinta Da’dayar Balse Waxaa Layaab ah In Fanaan Xaflada Dhinac Ka Joogo In Heesihiisa La Qaado Isagoon Raali Ka ahayn.
Heesta uu Cayduruus Halyeey Ka Qaaday Xaflada Waxaa Iskalahaa Fanaanka Qaran Abduqaadir Jubba Sidoo Kalena Waxaa Layaab Noqotay In Isku Mar Ay Xaflada Soo Galeen Isaga Iyo Jubba Mana u sheegin uu Soo Diyaar saday Hees uu lee yahay Abduqaadir Jubba
Xitaa Isaga og In Fanaanka leh Heesta uu Xaflada Joogo Ayuu Ku Dhiirada Qaadista Heestiisa Ayuu Yiri Wariyaheena Axmed Ducaale oo Fanaanka.com Uga Qayb Galay Xafladaasi
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com