Inkastoo qof waliba oo uu soo maray Jaceyl dhab uu u leeyahay calaamado gaar ah hadana inta badan waxa la isku raacay calamadahaan Dhidid fara badan, farxada la`aan , Fikir xad dhaaf ah , dhibsiga hadalada dad kale , in si weyn ugu oomanaato in lagaaga sheekeeyo qofka aad jeceshahay(gabar ama Wiil) iyo in aad aragto muuqiisa , cunada oo ka xeranta , iyo waliba aqrinta sheekooyinka la xariira Jaceylka ,
Hadaba Wax Yaabaha Jaceylka Sara U Qaada, daacadnimo adkeeynta balanta, ihtimaam siin ama daryeel, Runta , kalsooni ahaansho,
Lakin Wax Yaabaha Jaceylka Bur Buriya wa Qiyaanada waa mid ugu horeeysa ee ugu weyn in uu bur buro Jaceylka , sido kale Beenta iyana waa qeyb ka mid ah sababaha keena fashilka Jaceylka,
Balan la`aan , in aadan daneyn qofka Jaceylka kaala dhaxeeyo , iyadoo Mowjadaha Jaceylka aad qof kula jirto in aan meel kale isku dayin in aad gasho taasi micnaheedu wa Damac qof kele uu kaa galo,
Ha yeshee haddii aan Xaraf xafar ukala qaadno Jaceylka Soomaali ahaan waxa aynu u dhigi karnaa J(Jahwareer) Ama (Amakaag) C(Calaalncal)A(Ahmiyad) Y(Yaab) L(Luul) dhanka Carabta erayga (EiKC ) waxa ay u dhiagaan sida EiKEI waxa ay u taagan tahay Wareer halka EiCEI-na un taagan taagan tahay Cudur .
Ugu danbeeyntii Erayga Jaceylka Ciyaar ma ah in aad ku dhawaaqdo waxaase asxaabta maqaalkaan fursad u hesha in ay aqristaan ku boorinayaa iyadoo aan Jaceyl hayn in qof kale ku yiraahdaan waan ku jeclahay iyadoo suura gal ah in qofka aad ku leedahay waan ku jeclahay uu dhab u qato ugu dambeeyntii cidlo uga tagto taasne waxay halis galineeysa mustaqbalkaaga danbe,
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com