Waxaan halkaan idin kusoo gudbineynaa arin caafimaad ah oo ah in raga ay kacabtaan biyo baxa dag daga ah taas oo dhib ku heysa rag badan arintaan ayaa ah mid xal buuxda loo heli karo hadii dhaqatarka somalida ay soo bandhigay in arintaan uu xal u hayo halkaan nagala daawo sida loo daweeyo biyo baxa dag daga ah.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com