Daawo Video: Waxaan Horay Loo Arag & Fanaan Soomaali ah oo “Gabdho Cadaan Ah Isku Dilayaan"

Saturday, January 4, 20140 comments

Waxaa soo Baxay Muuqaalkii ugu horeeyay sanadka cusub ee 2014-ka Kaasi oo Dad Badan Kaga Yaabiyey, Waxaana Lagu Sheegay  inuu xambaarsan yahay qisooyin jaceyl ah & dhacdooyin horay u dhacay oo dhab ah. 

Muqaalkaan cusub oo la magac baxay KARTI JACEYL DHAANTO 2014 ayaa waxaa ka qeyb qaadanaya gabdho Fanaaniin Cadaan ah oo la heesaya Fanaanka inta badan gabya ee lagu magacaabo Cumar Cali Cumar (Omar Sii Sii ) oo hogaamiya kooxda walaalaha Sii Sii Somband oo looga bartay soo saarista Heesaha u badan wadaniga & Calan jaceylka .

Qisada ugu yaabka badan ee Muuqaalkaan cusub uu xambaarsan yahay ayaa ah mar ay gabdho Cadaan ah isku qabsanayaan Fanaankaan Soomaaliyeed, ka dibna mid ka mid ah gabdhahaan ayaa Fiyoorihii ama ubixii ay wadatay waxeey la dhaceysaa ama ku tuureysaa gabadhii kale ee la fadhisay Fanaanka (Maseyr dartiis) !!

HALKAN KA DAAWO VIDEO YAABKA & WAXA AAN HORAY LOO ARAG









_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog