Galmada: ibta Naasaha waxay u baahanyihiin Xanaano gaar ah (Sirta Dareenka)

Monday, January 6, 20140 comments

Waxa loo baahan yahay ah in fanka ciyaarta aan loo adeegsan oo qura bishimaha, sababta oo ah sida bishimaha oo kale amaba kasii daran bey labada gacmoodna qayb lixaad uga qaataan fankaasi, iyagoo weliba gaara goobo istiin aanay bushimuhu gaari karin.

Calaacasha gacanta oo la dhunkadaa ma laha istiin sidaasi u sii ridan, ha yeeshee waxa uu sii kordhaa kolba marka dhudhunka iyo gacanta xaggeeda sare loo sii dhaqaaqo, gaar ahaan dhanka gudaha….

Goobaha istiin qaadashadu guud ahaan, waxay ku badan yihiin agagaaraha daloollada jirka, labada naasna waxa lagu tiriyaa inay kamid yihiin goobaha ugu istiinka badan jirka, waxaana uu gaaraa heerkiisa ugu sarreeya kolka la maraanmaro ibaha naasaha. Waxa jira dhowr hab oo loo maraanmaro ibaha naasaha loona kiciyo dareenkooda.

Carrabka marka lagu nuuxnuuxyo ibta naaska xaasku waxay dareemaysaa istiin aan la soo koobi karin.











_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog