Waxan idiin soo gudbineynaa Muuqaalka nin Soomaali ah oo si cad u sheegay inuu ka baxay Diinta Islaamka mudo dheer uuna qaatay Diinta Masiixiga.
Ninkan oo lagu Magacaabo Faysal Xasan Jaamac ayaa waliba waxa uu dadka soomaaliyeed u dirayaa Fariin Yaab leh, uga na baaqaya inay ka soo baxaan Diinteena Suuban ee Islaamka, Subxaanallah Allah ayaan ka megan galnay…
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com