Hooyo Madiina Cali Suldaan oo Sugan Dalka Jabuuti Ayaa Soo Duubtay Muuqaal Naxdin badan iyadoona Ka Warantay Dhibaato Xoogan oo Uga Timid Dawlada Jubuuti, Qaylo Dhaana Udiray Shacabka Somalida & Kuwa Reer Jabuuti
Sidoo kale waxay ka Sheekaysay Arimo Badan oo la Xidhiidha Marxalada uu Soo MarAy Ninkeeda Markii La Xidhay, Caruurteeda, Halka Ay Joogaan Iyo Meesha Ay ku Dhalatay Iyada.
Aabaha Qoyskani Maxamed Daahir Rooble oo ah aabaha dawlada Jabuuti xidhay ee masaafurisay ayaa ah nin wadaad ah oo diinta u saaxiiba kana soo jeeda Asal ahaan deegaanka Degmada Dila, isla markaana dawladu waxa ay ku tuhuntay in uu cilaaqaad la leeyahay Culimada mucaaridka ah ee ku xidhan xabsiga Jabuuti ee Gabood.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com