Dareenka Dumarka: Dumarka Fartooda Isticmaala dhibkan ayaa qabsada

Thursday, February 27, 20140 comments

Wimallow dadka qaar ka xishoodaan arimaha dareenka hadana newbanaadir.com waxay ay cugsanaysaa Aqoon iyo Caafimaad lagama xishoodo.

Hadaba waxa loo Yaqaaan Siigada Farta macno ahaan waxaa loola jeedaa in  in qofka uu isticmaasho fartiisa ama Calaacashiisa oo xubtinta uu ku maraamaro.

Isticmaalka siigada farta ee dumarka ayaa waxaa aay keentaa dhibaataooyin badan iyadoo aaysna ku ekeen oo kaliya farta aayna jiraan dumar isticmaala Muuska oo iyagana kusababa dhibaatao Mustaqbal oo xoogan.

Dr: Heakler oo ah nin ku taqasuusay xanuunada haweenka kuna nool dalka inkiriiska ayaa sheegay in siigada dumarka qaasatan kuw aadeegsado aay fartood iyo waxyaabo lamidaa sida mooska iyo Caaag usameysan sidii xubinta raga ee taraanka isagoona xusay in aay ku qasabto arinkaasi waxyaabo dib udhigi kara nolasha qofka dumarka ah.

Dhibaatooyinka aay kala kulmaan arinkaa dumarka waxaa kamidaa hadii ay si xoog farta u adeegsato waxaa laga yaabaa inay sidaa ku bikarjabto muddo ka dib iyadoon is ogeyn.

Gabdhaha qaar waxay adeegsadaan qalin ama wax la mid si ay ugu xoqxoqaan dibnaha farjiga taas oo ay ka helaan raaxo kaddib qaar baa sidaa ku biyabbaxa balse waxaa jira dhibaatao xoogan oo soo gaarta xubinta taraanka ee qofkaasi.

In aad naceeb u qaado guur ama galamaad Labka (Raga) oo aad halkaasi ku weyso guurka mustaqbalkeega aayna noqoto qof ku gaboobo doobnimo iyo caruur la” aan.

In Cuduro ama egfashin xoogan uu garaao xubinta taraanka iyadoo lagayaabo in xanuun ama cudur oo ku dhaco ilmo galeenka naagta.

Daraaasaad lasameeyay waxa lagu soo ogaaday in 60% haweenka aduunka aay isticmaalaan ama aay biyaha isaga keenaan qalab sida xubinta caagaa ee loo adeegsanaayao siddi raga oo kale iyadoona aay sidoo kale dumarka soomaaliyeed qaarkood aay yihiin wa saaid u isticmaala gacaanta ama farta taasi oo lagayaabo in sanadaah soo socda aay soo ifbaxaan dhibaatooyin soo garaay dumarkaasi.











_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog