Maxaad ka Ogtahay waxa ugu weyn ee Diego Maradona uu ka cabsado.

Tuesday, February 25, 20140 comments

Halyeeyga ama Mucjisada kubada cagta reer Arjentine waxaa loogu yeeraa Diego Armanda Maradona, wax uu ka cabsado majiraan marka laga hadlayo kubada cagta, isagoo kasoo ciyaaray Horyaalada Argentina, Sapain iyo Italy, dhamaantoodna wax istaajin kara waa laga waayay  Maradona.

Diego oo usoo ciyaaray kooxaha Boca Juniors, Barcelona, iyo Napole, waxa uu sheegay arin cajiib ah oo aad loola yaabay, kagadaal marki uu yiri waxaan ka baqaa Cusbada, isagoo aaminsan in nasiib xumo ay usoo jiido hadii ay ku dul dhacdo ama meel u dhaw ay ku dhacdo.

Maradona ayaa sheegay in qisada Cusbada ay lasoo deristay xiligi uu u cayaarayay kooxda Napole, laakiin uu ka adkaaday waqti dambe, mar kale ayey kusoo laabatay sida uu yiri' gaarahaan ka hor koobki aduunka ee 2010.











_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog